These two girls are the most beautiful girls in the World that have rarely been discovered . This photo by Eric is one of the few among the best in the World. I am glad that my people have put their mind where it belongs unlike in the rest of the volatile parts of the Horn including the populous Ethiopia and the dictatorship Eritrea. Let us encourage our young nation to go forward and respect others including the expatriates that took this photo so as to be respected in turn .
Peace and respect is the key to the success of Somaliland republic.

mansha alah allow il iyo cawri idinka dhowr
ReplyDeletemid khayre iyo jidka wanaagsan idinku dhaqan alle haydinku daro aamiin
WAA ILMA AYO NAAGAHANI HORTA.
ReplyDeletewlhy way iska ladan yihin ,, maxuma haddii aad ka eegto wajigooda, laakiin ta qoslaysa lama arkee matan indha deeradalehbaa loojeedaa, teeda kale magacyadooda maxaa lo sheegi waayay illeen caalamka waad taqanoyoo , waxkasta waa lasheega illaa keeshaliga noocay ka xidhato,, laakin waxaan idin waydiiyay maxaa dhowr sawir looga qaadi waayay ayadoo taagan , fadhiya socanya iyo wlm
ReplyDeleteWali waa caruur oo , waa laan curdina oo waxa loo carbinaya sida faras ........????
Deleteway qurux badan yihiin runtii
ReplyDeleteAniga sawirkaas markii uu ninku qaadayey waxay habluhu isla jejebinayeen ajaanibka hortiisa waa waxa iga yaabiyey, isagay malaa u yihiin kuwa dunida u qurux badane, waa arin u baahan in laga taxadiro. Hablaheena waa kuwa dhowrsoon, ma jecli in saas banaanka marba nin u soo dhigo. waan ka xumahay.
ReplyDeletewa runta, inkasto dadki iminka daganki kategayaan.dumarku wa cawr.kasogaad hooyo, walaal.dagankan wa dagan reer qalbed khairna malaha wa in layska illaliya.ki hablaha sawirada pornka ugariiyey xasusta.
DeleteKalibeck Posts: 824 Joined: Tue Jan 02,
ReplyDelete2007 10:08
pm Purty! Jes' plain purty girls!
LOL! Who knows with
sables....as nice as they look
now, how could they not be
beautiful? Congratulations!
jackie harris
" Beauty beholds the eyes of the looker " . They are pure , innocent , genuine and lucky with all the promising future of Somaliland ahead of them .. what more can I say ...
ReplyDeletewaxaan ku raacsananahay in hablaheena kolba gaal faasiq ahni oo xumaantu qalbigiisa jiiftaa soo sawirto kolba hablaheena dhawrsoon xishoodka badan ilahay ha inoo dhawree
ReplyDeletewaana kii ILAHAY QURAANKA INOOGU SHEEGAY IN MEESHA AY GAALADU SOO GALAANBA FASAHAADIYAAAN BAL EEGA BADAHEENIII INTII YARAYD EY JOOGEEN AYAA KUN WAX OO KALA DUDUWAN KA DHACEEEN SOW TAASUBA WAX KU KAADASHO INOOGUMA FILNA
Waa wax lagu farxo hablo somaliyed oo qurux daa leh, lakin waxan aad uga xumahay in hableheenii edaabta lahaa, xishoodka badnaa ilahay ha inoo daayee ay maanta gaalo iyo dad laga fiican yahay usoo hanqal taagaan oo qurux iyo wax yaroo meela soke ah inagu maaweeliyaa ilayn awalba hableheenu way qurux badnayeene arin imika bilaw ah maahee.
ReplyDeleteMaxaa lagu faraxaa waa wax laga naxaaye, hablahan quruxdoodu waa alle ka cabsi Iyo inay xishood , waxaanse ku waydiinayaa miyaad walaashaa AMA inantaada u oglaan lahayd sidan in ay yeelaan ? Umalayn maayo in nin inuun imaan lihi in uu ogolaanyo.
DeleteHablah Somaliland wa walalaheen, hoyoyinkeen wana Cawro. Quruxda illah aya Noogu abuurey weligodna walahaayen. Qalada gadmun liska ilaaliya Sidas ayey ini gusogeelayan ka Dibna hablahu Waxey kudaan beysinayaian sidi imani Iyo kuwi fagashta ee kale. Dilaanimo Iyo sawiro qaqawaan Iyo marba qal gadmun aya natiijo unogota illah dhaqan Iyo asluub wacan ayu inisiyey ugu mahadnaaga ilashaadana.qalaada qadmun iyo dhagan kooda wale iska illaliya. Dadka adunka odan ayey daqan koda la raban. Mar keliiya ma atagteen qal dagan kale gaatey? wayahey ee maxa ina waley? Anu daganka qalka ilbaaxnimo umoodna.Wa iga sual ee?qall macawis xiraan weliqiin ma aragteen? Guys be proud of what you are and don't Try to be followers but Be the followed ones. Don't Let others infiltrate you with their culture.
ReplyDeleteASC : Musiibo hor leh waa diin la'aan iyo halaag hablaas waa walalahay aad baan uga naxay markii aan arkay sawiradan waliba waxaa iga sii nixiyay walalaha qaar oo ku faraxsan in sawiro laga qaado hablooga soomaaliyeed aaway diintii aaway hadalkii illaahay iyo kitabkii quraan ka ahaa aaaway wanaagii ay nafaraysay diinta islaamku aaway usluubtii iyo anshixii ay nagu soo koriyeen waalidkeen waxaas oo dhan waxaan ka daran halkeen ka maraynayaa ciqaabta alle wiilkasta oo ku af tirsada ummada soomaalida waa ka mas uul hablaha soomaalida waano la waydiin doona mid ku farxa iyo mid ka naxa ba illaahay ha la sooo noqdo
ReplyDeleteHi Mohammed .. You certainly have a good taste when it comes to the beauty of women. The two girls you gave the award for the medeshi beauty contest indeed deserve the prize. Well Done!
ReplyDeletewaw
ReplyDeletewalahi waxay ku nool yihiin tuulo yar oo layidhahdo dacarbudhuq oo dhacda badhtamaha hargaysa iyo berbera
ReplyDeletewalahi waxay ku nool yihiin tuulo yar oo layidhahdo dacarbudhuq oo dhacda badhtamaha hargaysa iyo berbera
ReplyDelete