Like us on Facebook

Tuesday, April 24, 2012

Tacsi : Ali Mohamed Moumin ( Ali Sawaaxili )

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
Dammaanba dakayaga hoos ku qoran waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodii ale ha u naxariistee Ali Mohamed Moumin ( Ali Sawaaxili )oo u ku geeriyoodey magaalada London xalay oo ay bishu ahayd 23/04/2012 .
1-      Mohamoud Hassan Arrale
2-      Mohamed Musse Gooni
3-      Mohamed Ahmed Ali  (http://www.medeshivalley.com/ )
4-      Mohamed Barud Ali
5-      Mohamed Qasali
6-      Mustafa osman
7-      Mohamed Osman
8-      Osman Ibrahim
9-      Mohamed Yussuf Diiqadhaadh
Oo intuba jooga  wadanka Ingriiska .
Waxaanu ilaaheen uga baryaynaa inuu marxuumka janadii fardoosa ka waraabiyo gedigeena samir iyo iimaan inaga siiyo .
Aamiin...aamiin.

No comments:

Post a Comment

Comments will moderated .