Pontus Marine LTD- Leader of fishing industry in Somaliland

Monday, July 18, 2016

Somaliland - HRC calls on the Attorney General to drop the criminal case against journalist

Press release
Human Rights Centre calls on the Attorney General to drop the criminal case against journalist Ibrahim Osman Ahmed.


Somaliland Attorney General charges Ibrahim Osman Ahmed, editor-in-chief of Hangoolnews website. Ibrahim is accused of “publication of false news, false-accusation and defamation”. On 17th July 2016 Hargeisa Regional Court held the first hearing of the criminal case.
According to the charge sheet, the editor is charged for published stories written about the Manager of Egal International Airport (Hargeisa) and the Director General of the Ministry of Civil Aviation. The articles published by the website criticized the service delivery of the Airport and accused the manager of the Airport on facilitating tax evasion, according to the charge sheet.

Six other journalists are now facing criminal trials in Somaliland. Muuse Faarah Jaambiir, chairman ofOgaal newspaper,  Abdirashid Abdiwahaab Ibraahim, chairman of Foore newspaper, and Mohamed Mahamoud Yousuf , editor-in-chief of Foore, Cabdirashiid Nuur Wacays, chairman of Hubsad newspaper, Siciid Khadar Cabdilaahi, editor-in-chief of Hubsad, and Calimahdi Jibril Hasan, Bulsho TV, are facing criminal charges in Hargeisa Regional Court.


“Criminalization of media is unacceptable and unconstitutional. It is repressive way to silence media,” says Guleid Ahmed Jama, chairperson of Human Rights Centre. “The government shall respect its constitution”, he adds.  

 Human Rights Centre calls on the Attorney General to drop the criminal charges against all journalists.

Contact
Guleid Ahmed Jama
Chairperson of Human Rights Centre
Hargeisa Somaliland
Phone: +252 (0)63 4468227

War-saxaafadeed
Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay ugu baaqaysaa Xeer-ilaaliyaha Guud inuu ka noqdo eeda uu ku soo oogay suxufi Ibraahim Cismaan

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Somaliland wuxuu dacwad ciqaab ah ku soo oogay Ibraahim Cismaan Axmed oo ah tafa-tiraha Hangoolnews. Ibraahim waxa lagu eedeeyey inuu “daabacay war been abuur ah iyo af-lagaado.” Maxkamadda Gobolka Hargeysa waxaay dacwadda dhegaysatay 17kii July 2016.
 Sida ku cad xaashida eedda, tafatiraha waxa lagu haystaa war laga qoray maareeyaha Gegiga Diyaaraha ee Cigaal iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista iyo Hawada. Warka lagu qoray bogga interneetka wuxuu dhaliilay adeeg bixinta Gegida iyo in maareeyaha gegida diyaaraduhu uu dhaafiyay cashuur alaab ka soo degtay garoonka, sida ku qoran xaashida eedda.
Lix suxufi oo kale ayaa hadda dacwadi kaga socotaa Maxamadaha dalka. Muuse Faarax Jaambiir, gudoomiyaha Ogaal, Cabdirashiid Nuur Wacays, gudoomiyaah Hubsad, Siciid Khadar Cabdilaahi, tafatiraha Hubsad, Cabdirashiid Cabdiwahaab Ibraahim, gudoomiyaha Foore, Maxamed Maxamuud Yuusuf, tafatiraha Foore iyo Calimahdi Jibriil Xasan, Bulsho TV, ayaa dacwado ciqaab ahi siyaabo kala duwan uguga socdaan Maxkamadda Gobolka Hargeysa.

In ciqaab lagu soo oogo saxaafaddu waa hab lagu cabudhinayo saxaafadda oo ka soo horjeedda dastuurka Somaliland islamarkaana aan la aqbali karin. Dawladdu waa inay ixtiraamtaa dastuurka dalka.
 Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay Xeer-ilaaliyaha Guud u soo jeedinaysaa inuu ka noqdo eedaha uu ku soo oogay suxufiyiinta.

Guleid Ahmed Jama
Gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Insaanka
Hargeisa Somaliland
Phone: +252 (0)63 4468227