Pontus Marine LTD- Leader of fishing industry in Somaliland

Tuesday, August 2, 2016

Human Rights Centre Quarterly Report on the Situation of Media in Somaliland

Press release
Human Rights Centre Quarterly Report on the Situation of Media in Somaliland
Nine journalists were arrested for their work in last four months, and seven journalists are currently facing criminal cases, says Human Rights Centre in a statement today. Human Rights Centre publishes today quarterly report covering between April and August 2016.

m

New criminal cases were brought against five (5) journalistsMohamed Omar Jaray, a reporter forBoramanews website, was tried and convicted by Awdal Regional Court, Abdirashid Abdiwahaab Ibraahim, chairman of Foore newspaper, Mohamed Mohamoud Yousuf, editor-in-chief of Foore,Ibrahim Osman Ahmed, editor-in-chief of Hangoolnews website,  and Alimahdi Jibril Hassan, Bulsho TV, are all facing pending criminal trials at Hargeisa Regional Court.
Additionally, three journalists whose cases started prior April are still pending at Hargeisa Regional Court. These journalists are Cabdirashiid Nuur Wacays, chairman of Hubsad newspaper, Siciid Khadar Cabdilaahi, editor-in-chief of Hubsad newspaper, and Muuse Faarah Jaambiir, chairman of Ogaalnewspaper.
Download the full report in here.
To the Attorney General:
·         Stop criminalization of the media and halt detention and trial of journalists;
·         Allow opening of new media houses and transfers of media houses to new owners;
·         Lift the ban from the suspended newspapers Hubsad, Codka Shacakba, Xog ogaal and Haatuf;
·         Withdraw the criminal charges against all the journalists facing prosecutions in Somaliland;
·         Stop applying the Penal Code against journalist and apply the Press Law and Somaliland constitution;
·         Support Somaliland journalists and media houses in tackling arrests and criminal prosecutions;
·         Support decriminalization of media and advocate for the banned newspapers. 
  
Contact
Guleid Ahmed Jama
Chairperson of Human Rights Centre
Hargeisa Somaliland


War-saxaafadeed
Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay soo saartay warbixin afar bilood leh oo ay ku faah-faahinayso xadhiga iyo dacwadaha ka dhanka ah suxufiyiinta  
War-bixin afar bilood leh ah oo ay maanta soo saartay Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay sheegtay in afartii bilood ee u danbeeyey (laga soo bilaabo April ilaa August 2016) la xidhay sagaal (9) suxufi. Halka ay hada dacwadi ku socoto todoba (7) suxufi.
 Warbixinta ay soo saartay Xaruntu waxaay sheegaysa in shan dacwadood oo ciqaab ah oo cusub lagu soo oogay suxufiyiin afartii bilood ee u danbeeyey: Maxamed Cumar Jaray, weriye ka tirsan Boramanews, waxa xukuntay bishii May Maxkamadda Gobolka Awdal, Cabdirashiid Cabdiwahaab Ibraahim, gudoomiyaha wargeyska Foore, Maxamed Maxamuud Yuusuf, tafa-tiraha Foore, Ibraahim Cusmaan Axmed, tafa-tiraha Hangoolnews, iyo Calimahdi Jibriil Xasan, Bulsho TV, waxa dacwado ciqaab ahi kaga socdaan Maxkamadda Gobolka Hargeysa.
 Sidoo kale, sadex suxufi oo dacwadohoodu bilaabmeen ka hor April ayaa weli dacwadohoodu ka socdaan Maxkamadda Gobolka Hargeysa. Sadexdaas suxufi oo kala ah Cabdirashiid Nuur Wacays, gudoomiyaha wargeyska Hubsad , Siciid Khadar Cabdilaahi, tafa-tiraha Hubsad, iyo Muuse Faarah Jaambiir, gudoomiyah wargeyska Ogaal.
Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka:
Xaruntu waxaay u soo jeedinaysaa Xeer-ilaaliyaha Guud inuu:
·         Joojiiyo dacwadaha ciqaabta ah ee u ku soo oogayo suxufiyiinta iyo xadhiga suxufiyiinta;
·         Ogolaado in warbaahin cusub la furan karo iyo in kuwa jira cid lagu wareejin karo;
·         Ka qaado xayiradda wargeysyada xayiran ee Hubsad, Codka Shacakba, Xog ogaal iyo Haatuf;
·         Dib ula noqdo dacwadaha ciqaabta ah ee uu ku soo oogay suxifiyiinta hada dacwaddu ku socoto.

Xaruntu waxaay u soo jeedinaysaa Garsoorka inay:
·         Joojiyaan adeegsiga ay u adeegsanayaan Xeerka Ciqaabta suxufiyiinta, waxaay sidoo kale kula talinaysaa inay adeegsadaan Xeerka Saxaafadda iyo dastuurka.
Xaruntu waxaay u soo jeedinaysaa ururada bulshada rayidka ah inay:
·         Taageeraan suxufiyiinta Somaliland iyo warbaahinta;
·         Inay taageeraan in la joojiyo ciqaabta lagu soo oogayo saxaafadda iyo sidoo kale inay u ololeeyaan in xayiraada laga qaado wargeysayada xayiran.

Guleid Ahmed Jama
Gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Insaanka
Hargeisa Somaliland





----------------------------
Guleid Ahmed Jama
Chairperson of Human Rights Centre, Hargeisa Somaliland, webstie: http://www.hrcsomaliland.org/
Mobile: +252 63 4468227    Email: dafac02@hotmail.com
Twitter: @GuleidJ      
      
???All human beings are born free and equal in dignity and rights. They are endowed with reason and conscience and should act towards one another in a spirit of brotherhood.??? Article 1 of the UDHR