Pontus Marine

Sunday, October 23, 2016

Somaliland: Indefinite detention of twenty four people without court order or trial (Somali version included)

Press release
Somaliland: Indefinite detention of twenty four people without court order or trial
Human Right Centre calls on Somaliland government to release 24 people who are in detention since 17th June 2016 without charges.


  The 24 men were arrested from Ainabo district, Saraar region, on 17th June 2016 without court warrant. They are neither brought to court nor charged of any crime. Eighteen of them are held in Mandheera prison and six are in Ainabo prison. Chief Salaad Yuusuf Qodax, Chief Salaad Faarax Yuusuf and Chief Aadan Salaad Jaamac are among them.

According to their families and other sources, the men who are elders were arrested after a man of their clan allegedly killed another man. The authorities demanded the clansmen to apprehend the suspect who escapade after the purported incident. They are not accused of involvement of the alleged killing.
They are held on the order of the governor of Saraar region, according to the sources. Somaliland laws do not allow governors to remand people in custody. On 29th September, Human Rights Centre informed the issue in written to the Minister of Justice, copying to the Minister of Interior and the Chief Justice.
According to article 25 of Somaliland constitution no person shall be deprived of his liberty except in accordance with the law. The law requires arrested persons to be brought to court within 48 hours. These 24 persons were not brought before court, and no competent judge allowed their detention as mandated by the law. Article 26 (2) of Somaliland Constitution says “the liability for the punishment of any crime shall be confined to the offender only”.
Human Rights Centre requests the government of Somaliland to release the 24 people.
Contact
Guleid Ahmed Jama
Chairperson of Human Rights Centre
Hargeisa Somaliland
Email: hrcsomaliland@gmail.com

23rd October 2016                                                                                          

War-saxaafadeed
Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay ku baaqaysaa in xoriyadooda loo soo celiyo 24 oday oo si aan sharci ahayn u xidhan tan iyo 17kii June
Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay ugu baaqaysaa dawladda Somaliland inay xoriyadooda u soo celiso 24 qof oo xidhan tan iyo 17kii June 2016 iyada oo aan dacwad lagu soo oogin. Afar iyo labaatanka nin waxa laga soo xidhay magaalada Caynabo iyada oo aan loo haysan amar maxkamadeed. Lama horgeyn dadkaas maxkamad islamarkaana wax eed ah oo lagu soo oogay ma jirto. Sideed iyo toban ka mid ahi waxaay ku xidhan yihiin Mandheera halka lixina ku xidhan tahay Caynabo. Waxa ka mid Jiif Caaqil Salaad Yuusuf Qodax, Caaqil Salaad Faarax Yuusuf iyo Caaqil Aadan Salaad Jaamac.
Sida ay noo xaqiijiyeen qoysaskooda iyo ilo kale, odayadan waayeelka ah waxa loo xidhay sabab la xidhiidha nin ay isku qabiil yihiin oo la sheegay inuu ku dilay deegaanka Caynabo nin kale kadibna baxsaday. Looma haysto fal ay ka geysteen dhacdada, balse inay yihiin odayo la reer ah ayay u xidhan yihiin.
Waxa lagu hayaa amarka badhasaabka Saraar, sida loo xaqiijiyay Xarunta. Shuruucda Somaliland ma ogola in badhasaabadu ay dadka u diraan xabsiga. Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay 29kii September qoraal codsi ah u qortay wasiirka caddaaladda iyo hay’ado kale oo ay khuseeyso. Wax jawaab ahna kama helin.
Sida ku cad qodobka 25aad ee dastuurka Somaliland qofna xorriyadiisa loogama qaadi karo si aan waafaqsnayn xeerka. Sharcigu wuxuu waajbinayaa in 48 saacadood gudohood lagu horgeeyo maxkamad cidii la soo xidho. Afar iyo labaatan kan qof wax maxkamad ah lama horgeyn mana jirto garsoore xalaaleeyey hayntooda. Qodobka 26aad ee dastuurku wuxuu sheegayaa mas'uuliyadda dembi ciqaabeed waxay ku kooban tahay cidda geysatay oo keliya.
Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay ka codsanaysaa dawlada Somaliland inay xorriyadooda u soo celiso dadkaas xidhan.

Guleid Ahmed Jama
Gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Insaanka
Hargeisa Somaliland
Email: hrcsomaliland@gmail.com