Monday, April 3, 2017

Press Release - Petrosoma acquires more shares of Oodweyne block in Somaliland

Press Release - Petrosoma Limited, the oil exploration company with a license in the Odewayne Block, run by Somalilander, Mohammed Yusef Ali, today announced that it has bought a 6% share in the exploration license for the Odewayne Block from Sterling Energy Plc.

The 6% share in the Block bought today by Petrosoma, increases the company’s share in the Block to 16%. When asked why the company increased its share in the Odewayne Block at this early stage of the exploration process, Mohammed Yusef Ali explained that it demonstrates his commitment to the project. He said, “oil exploration is always a risky business, particularly in a country such as Somaliland, which has no petroleum history, but I went into this project in 2005 believing that if Oil can be found in the Odewayne Block, it would transform the economy of the Somaliland and alleviate the suffering of the Somali people from Drought and the other causes of severe poverty and unemployment that existed then and exists today.
 He went on to say that, “only Allah knows if there is Oil underground but the prospects of finding Oil are good and the Seismic survey which is about to begin will give the exploration companys’ a better understand of the likelihood of success. Mohammed Yusef Ali followed this by commending the efforts of the Minister for Energy & Water Resources to get the seismic operation underway with all the of the logistical difficulties that face a complication operation of this nature.

Line clearance n the Odewayne Block commenced today in preparation for the line laying and seismic recording that will follow.
Drilling - Web image 


Somali version 
Petrosoma Limited, oo ah shirkad baadha saliida oo haysata rukhsadda Blooga Oodweyne, ee uu maamulo muwaadinka Somaliland ee Mohammed Yusef Ali, waxay maanta ku dhawaaqday in ay ka iibsatay saami dhan 6% rukhsadda baadhitaanka ee Blooga Oodwayne Shirkada Sterling Energy Plc.
Saamiga ah 6% ee ay iibsatay Petrosoma, ayaa kor u qaaday saamigeedii ay ku lahayd Blooga oo ka dhigaya 16%.
Markii la waydiiyay sababta ay shirkadu u korodhsatay saamigeeda ay ku yeelanayso Blooga Oodwayn xiligan oo uu baadhitaanka saliidu bilow yahay, Mohammed Yusef Ali waxa u ku jawaabay in ay mudantahay in la dhiiri galiyo hirgalinta mashruucan lana garb istaago. Waxa uu yidhi “Baadhitaanka saliidu had iyo goor waa shaqo adag oo khataro badani ku jiran, gaar ahaan marka
laga baadhayo wadan sida Somaliland oo kale ah oo aan hore looga baadhin saliid, mashruucanna waxaan bilaabay 2005 anigoo rumaysan in haddii Saliid laga helo Somaliland ay saamayn togan ku yeelan doonto koru kaca dhaqaalaha wadanka oo horumarkaasi uu baabiin doono hagardaamooyinka
ummadeena ee ay ka dhaxlaan abaaraha iyo shaqalaa’anta keentay baahiyo loo maaro laayay maanta”.
Isagoo sii wada waxa uu yidhi “ Ilaahay casa wa jalla oo qudha ayuun baa og in ay saliidi ku jirto dhulka hoostiisa laakiin rajooyinka ah in la helayo Saliid way fiican tahay, baadhitaankan imika la wadaana waxa uu shirkadaha saliida baadhaya u adkayn doonaa guusha laga gaadhayo rajadaas la qabo”.
Mohammed Yusef Ali waxa uu intaa raaciyay bogaadin iyo mahad naq uu ujeediyay dadaalkii uu muujiyay Wasiirka Macadanta iyo Tamarta Somaliland Mudane Hussien Ali Du’ale oo aad uga hawlgalay habsami u socodka hawlaha baadhitaanka Saliida iyadoo uu muujiyay hawlkarnimo uu ugu dulqaatay culayska ay lahayd hawshani.
Bananyta laymanka ee Blooga Odwayne ayaa manta bilaabantay iyadoo loo diyaar garoobayo in la dhigo laymanka oo ay dabasocoto diiwaangalinta xogta laga helayo baadhitaanka Saliida.


Share