Pontus Marine

Friday, August 4, 2017

Somaliland Community in the US meets Mandela Washington Fellows

The Somaliland Community in the United States of America warmly welcomed Somaliland Mandela Washington Fellows in Washington DC.

Jamal Y. Daroor, the chairman of the Community and other members invited the fellows who have been in the US as part of 1, 000 young African leaders who are Mandela Washington Fellows.
The Mandela Washington Fellowship for Young African Leaders, begun in 2014, empowers the fellows “through academic coursework, leadership training, and networking”. The fellows are between the ages of 25 and 35 and came from 48 countries across Sub-Saharan Africa.
The fellows appreciated the Community and expressed their gratitude in meeting with them.

The Community welcomed the fellows and encouraged them to continue their work and promised to network and link with them to upgrade the works they are doing in Somaliland.


The fellows who attended the meeting are Guleid Ahmed Jama, Hodon Adam Ali, Rahma Abdirahman Ahmed and Roda Abdilahi Ali.

Jaaliyadda Somaliland ee Maraykanka oo la kulantay xubno ka mid ah barnaamijka Mandela Washington Fellowship

Jaaliyadda Somaliland ee Maraykanka ayaa soo dhowaysay afar qof oo reer Somaliland ah oo ka mid ah barnaamijka Mandela Washington Fellows ee YALI.
Jamaal Y. Daroor oo ah gudoomiyaha Jaaliyadda iyo xubno kale ayaa casumay afartan qof oo ka yimi Somaliland si ay uga qayb qaataan barnaamijka YALI oo kun qof hogaamiyayaal da’yar oo Afrikaan ahi ay ku yimaadeen Maraykanka mudo lix todobaad ah.

 Barnaamijkan oo sanadkii 2014 uu bilaabay Barack Obama, madaxwaynihi hore ee Maraykanku, ayaa ay mid waxbarasho ku saabsan hogaaminta lagu baro. Waxana ka soo qayb gala dhalinyaro da’doodu u dhaxayso 25 ilaa 35 jira oo ka kala yimi 48 wadan oo ah kuwa ka hooseeya Saxaraha Afrika.

Ka soo qaybgalayaashu waxaay si waynu ugu mahad celiyeen Jaaliyadda iyo kulanka ay soo abaabuleen.

 Jaaliyaddu waxaay soo dhowaysay xubnahan oo ay ku dhiirigelisay inay sii wataan hawlaha ay ka hayaan dalka iyaga oo u ballan qaaday inay la shaqayn doonaan.

Xubnaha reer Somaliland ee barnaamijka YALI ka qayb galay waxaay kala yihiin Guleid Ahmed Jama, Hodon Adam Ali, Rahma Abdirahman Ahmed and Roda Abdilahi Ali.

By Guleed Ahmed Jama







Share