Pontus Marine LTD- Leader of fishing industry in Somaliland

Wednesday, August 23, 2017

UK Minister Stewart spent two days in Mogadishu and Hargeisa

Welcoming Somaliland’s elections - The Minister spent Sunday in Hargeisa, where he met with civil society representatives and the local Somaliland Government including Ministers.
Mr Stewart welcomed the forthcoming November elections, emphasising the importance of these being free and fair, and encouraged both the Somaliland Government and the Federal Government to use the opportunity offered by the elections to reinvigorate dialogue between them.




Humanitarian assistance - Whilst in Mogadishu, Mr Stewart visited the UN’s Drought Operations Coordination Centre, where he witnessed effective coordination between the UN, NGOs, and the Ministry for Humanitarian Affairs to tackle the humanitarian crisis and build Somalia’s longer-term resilience to future humanitarian crises. After hearing about how the UK’s package of £170 million of emergency relief is helping to prevent famine, Mr Stewart then visited a mother and child nutrition centre in Hargeisa, where he saw this lifesaving assistance in action.

Wasiir Stewart wuxuu laba maalin ku sugnaa Muqdisho iyo Hargeysa

Soo dhoweeyey Doorashooyinka Somaliland - Wasiirka wuxuu Axaddii joogay Hargeysa, waxa uu sidoo kale la kulmay wakiilada ururada bulshada rayidka ah iyo dowladda Somaliland, oo ay ku jiraan Madaxweyne ku xigeenka. Mr Stewart waxa uu soo dhoweeyey doorashoyinka la filaayo in ay dhacaan bisha November. Wuxuu hoosta ka xariiqay muhiimadda ah in doorashooyinkaan ay noqdaan kuwa u dhaca si caddaalad ah oo xor ah. Waxa uu ku booriyey Dowladda Somaliland iyo Dowladda federaalka ah in ay ka faa’iideystaan muhiimadda doorashooyinkaan si dib loogu soo nooleeyo wadahadalka u dhaxeeya labada dhinac.
Kaalmada Bini’aadanimo - Intii uu ku sugnaa Muqdisho, Mr Stewart waxa uu booqday xarunta wax ka qabashada howlaha abaarta ee Qaramada Midoobay, oo uu ku arkay waxqabadka wax ku oolka ah ee ka dhaxeeya Qaramada Midoobay, NGO-yada iyo wasaaradda Arrimaha bini’aadanimada, si wax loogu qabto dhibaatooyinka bini’aadanimada. Waxa uu sidoo kale dhageystay sida kaalmada Ingiriiska ee dhan £170 Million oo gurmadka degdegga ah gacan uga geysaneyso ka hortagga macluul ka dhacda dalka. Magaalada Hargeysa waxa uu booqday xarunta nafaqeynta hooyada iyo dhalaanka, oo ku soo arkay muhiimadda kaalmada Ingiriiska bixiyo.
Source-  Somalia in UK
Share