Pontus Marine LTD- Leader of fishing industry in Somaliland

April 25, 2019

SOMALILAND: Dimoqraadiyadda ku Dhisan Muddo Kordhinta

(Hargeisa )-Xarunta Daraasaadka Siyaasadda ee Center for Policy Analysis,
waa machad ka shaqeeya
arrimaha Dimoqraadiyadda, Maamul Wanaagga iyo Xuquuqda Aadanaha, kaas oo la aasaasay
sannadkii 2014. Ujeedada loo aasaasay xaruntan ayaa ah, inay ka caawiso wadamada gobolka
Geeska Afrika ku yaalla, dhinaca nabad-dhiska, Dimoqraadiyadda, maamul wanaagga iyo
xuquuqda aadanaha, si loo helo hannaan dawli ah oo muwaadiniintu ay leeyihiin xuquuq siman

isla markaana uu jiro nidaam isla xisaabtan iyo daahfurnaani.

Halkan ka akhri daraasada


 


SHARE